Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

war deg deg ah Saxafiyiintii la xidh xidhay oo dib loogu celiyey xoriyadoodii

Hargeysa(maanta somaliland) wariyayaashi ku xidhnaa magaalada Hargeysa ayaa goor dhawayd la sii daayey, kadib markii lagu guulaystay waan waan ka dhex socotay labada dhinca, waa saxaafada iyo xukumadee.

wariyayaashan ayaa saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa ku xidhnaa afar iyo labaatan saacadood, lamana cadayn sababta dhabta ah ee ilaa hada loo xidhay, marka laga reebo cabasho ay la hortageen aqalka madaxtooyada Somaliland.

ciidanka booliska ayaa si xun ula dhaqamay waalidka iyo ehelada saxafiiyinta, waxaana waalidka laga hor joogsaday inay ubadkooda u geeyaan cuno iyo waxay ku seexdaan, in kastoo markii danbe baryo lagaga qaaday gogasha iyo cuntada waalidkaas.

lama garanaayo sababta keentay in cabudhin intaa leeg loo gaystay saxaafada Somaliland, iyada uu falkaasi noqonaayo mid taariikhda Xukumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxauud (Siilaanyo) ka gala baal taariikhiya.

warkan oo faah faahsan waxanau idiinku soo gudbin doonaan wararka danbe ee shabakada wararka ee shabakada maanta Somaliland
Xuseen xarbi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com