Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO Jamaal Cali Xuseen Oo Shaaciyay Garabkoodu Halka Ay Ku Biirayaan DAAWASHO-WACAN

Garabkii uu hoggaaminayay Jamaal Cali Sheegay inay toddobaadka soo socda labada Xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI ay mid la midoobi doonaan.

“Aniga iyo intii iraacsan ee garabkayga ah, inaan sida ugu dhakhsaha baddan wiiga soo socda ugu dhawaaqi doonaa meeshi aan cuddudayada ku biirineyno”Ayuu yidhi Jamaal Cali Xuseen.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com