Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Addis-Ababa Oo Jooga Xaalad Caafimaad Oo La Soo Daristay

Addis-Ababa Jan 31,2012 – Taliyaha Ciidamada booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad oo xaalad caafimaad u jooga Magaaladda Addis-ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa xaalada caafimaad laga waramay.

Taliyaha oo laba todobaad ka hor Magaaladda Addis-Ababa u tagay arimo caafimaad ayaa la sheegay in ilaa hadda ay u socdaan daaweyn la xidhiidha caafmaadintiisa.

Wasiirka arimaha dibada Somaliland oo ku sugan Magaaladda Addis-ababa oo la waydiiyay xaalada caafimaadka taliyaha guud ee booliska Somaliland ayaa sheegay ion xaaladiisu fiican tahay, isaga oo ILAAHAY uga rajeeyay inuu caafimaad buuxa siiyo “Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland waxaannu Ilaahay uga baryeynaa inuu caafimaad-qab buuxa siiyo” ayuu yidhi Wasiirka arimaha dibada Somaliland, waxaanu intaa ku daray “Taliyaha xaalad caafimaad ayaa loo keenay (Geeyay) Addis Ababa, welina arrimihii caafimaadka ayaa u socda”

Wasiirku waxa uu taliyaha u rajeeyay caafimaad “Markaa Ilaahay baannu caafimaad buuxa u weydiinaynaa, haddana xaaladdiisu way fiican tahay.” Ayuu yidhi.

Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Addis-Ababa Oo Jooga Xaalad Caafimaad Oo La Soo Deristay …?

Addis-Ababa Jan 31,2012 – Taliyaha Ciidamada booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad oo xaalad caafimaad u jooga Magaaladda Addis-ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa xaalada caafimaad laga waramay.

Taliyaha oo laba todobaad ka hor Magaaladda Addis-Ababa u tagay arimo caafimaad ayaa la sheegay in ilaa hadda ay u socdaan daaweyn la xidhiidha caafmaadintiisa.

Wasiirka arimaha dibada Somaliland oo ku sugan Magaaladda Addis-ababa oo la waydiiyay xaalada caafimaadka taliyaha guud ee booliska Somaliland ayaa sheegay ion xaaladiisu fiican tahay, isaga oo ILAAHAY uga rajeeyay inuu caafimaad buuxa siiyo “Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland waxaannu Ilaahay uga baryeynaa inuu caafimaad-qab buuxa siiyo” ayuu yidhi Wasiirka arimaha dibada Somaliland, waxaanu intaa ku daray “Taliyaha xaalad caafimaad ayaa loo keenay (Geeyay) Addis Ababa, welina arrimihii caafimaadka ayaa u socda”

Wasiirku waxa uu taliyaha u rajeeyay caafimaad “Markaa Ilaahay baannu caafimaad buuxa u weydiinaynaa, haddana xaaladdiisu way fiican tahay.” Ayuu yidhi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com