Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Ka Hadlay Garoomadii Kubadda Cagta Ee Gobolada Awdal Iyo Togdheer Oo Roobab Dumiyeen Kana Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Xisbiyada Mucaaradka Ah

 

Wasiirka Dhalinyarada iyo CIyaaraha Somaliland ayaa ka hadlay garoomadii Kubada Cagta ee gobolada Awdal iyo Togdheer oo uu roobab dabaylo wataa dumiyeen,qaarkoodna ay dad ku dhinteen,waxaana uu wasiirku jawaab ka bixiyey eedaymo uga yimi xisbiga Mucaaradka ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com