Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

MID KA MID AH MADAXWEYNEYAASHA SOOMAALIYA OO SHAN SAACADOOD KU XANIBNAA GAROONKA DIYAARADAHA HARGEYSA

Xukuumadda Dhexe ee dawladda federaalka soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha ee magaaladda Muqdisho ku xanibtay diyaarad Magaaladda Hargeysa garoonka ku yaala ee cigaal ka qaadi lahayd madaxweyneha maamulka galmudug axmed ducaale xeef.

Madaxweyne xeef oo diyaaradi ay ka soo qaaday Dubai ayaa ku sii hakaday garoonka diyaaradaha ee hargeysa.

Markii uu madaxweyne Xeef ka soo degay garoonka cadaado ayaa waxa uu la hadlay warbaahinta waxaanu yidhi

“Waxa aan aad uga xumahay in saaka lixdii aroornimo ayaan imid hargeysa ilaa wakhtigan oo ku beegan shan saacadodo waxa aan ku xanibnaa garoonka diyaaradaha ee hargeysa, ka dib markii diyaaradii iga qaadi lahayd oo cadaado I geyn lahayd lagu xanibay muqdisho” ayuu yidhi Madaxweyne xeef
source sagalnewscropped-mmsll.png

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com