Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

AKHRI ‘GENERAL MORGAN OO KU GEERIYOODAY DHAKHTARKII NAYROOPI EE UU DHAAWACA U YAALAY

General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayaa waxaa uu ku geeiyooday xalay dhakhtar uu dhaawac ka soo gaadhay soo gaadhay dagaalkii todobaadkan gudihiisa ka dhacay deegaanka Tuka-raq.
maqribkii shalay SIda ay soo sheegeen dad goob joog ahi
safe_image

Dagaalkan ayaa u dhexeeyay Somaliland iyo maamul goboleedka Putland.

Moogan ayaa markii uu dhaawacmay la qariyay dhaawaciisa waxaanu haleelay faliidh Madfac oo kaga dhacay Lugta.

Moorgan ayaa lagu qaaday sidda ay sheegeen qaar ka mid ah eheladiisa cisbitaal ku yaal magaalada Nayroobi.

Wararka qaar ayaa sheegaya intii aan la gayn Nayroobi in markii hore loola cararay Muqdisho.

Moogan ayaa aad loo qariyay in xaaladiisa wax laga ogaado inkasta oo markii dambe soo baxay dhimashada geeridiisa isagoo yaalay kuna geeiyooday khan hospital iyadoo sida ay soo sheegayaan ag ku sugan dhakhtakaasi uu ku eeiyooday aan wali la faafin waxii wa ah ee ka soo kodha kala soco shabakada waarka ee maanta somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com