Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

“ Maxamuud Xaashi Iyo Xirsi Inay Dhuuntaan Bay Aheyd Oo Ay Tahriibaan ..” Wareysi Kulul Oo Ramaax Bixiyey + [ Muuqaal ]

Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Waddani Si Ramaax oo hore uga tirsanaan jiray xisbiga iyo xukuumadihii Kulmiye ee kala danbeeyey ayaa telefishan RTN Tv ka qaadey wareysi kulul oo dhinacyo badan taabanaya .

Siyaasi Ramaax ayaa sheegay In Maxamuud Xaashi iyo Xirsi oo iskaga kala danbeeyey xilka wasiirka Madaxtooyadu ay khaladaad badan dalka ka sameyeen isla markaana ay maanta habooneed inay ay dhuuntaan waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkanhttps://youtu.be/8Y8tDL6vH28

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com