Qaabka loo Samayn doono isku aadka isreeb reebka koobka yurub 2020?

Waxaa lasamayn donaa isku aadka isreeb reebka koobka qaramada yurub 2020 iyada oo lasoo bandhigay qaabka ay boodadka u kala geli doonaan dalalka yurub.

Isku aadka isreeb reebka koobka qaramada qaarada yurub ayaa lasamayn doonaa 2 da bisha December waxaana lagu qaban doonaa Magaalada Dublin.

UEFA Nations League pot (4): Switzerland*, Portugal*, Netherlands*, England*

Pot 1 (6): Belgium, France, Spain, Italy, Croatia, Poland

Pot 2 (10): Germany, Iceland, Bosnia-Herzegovina*, Ukraine*, Denmark*, Sweden*, Russia, Austria, Wales, Czech Republic

Pot 3 (10): Slovakia, Turkey, Republic of Ireland, Northern Ireland, Scotland*, Norway*, Serbia*, Finland*, Bulgaria, Israel

Pot 4 (10): Hungary, Romania, Greece, Albania, Montenegro, Cyprus, Estonia, Slovenia, Lithuania, Georgia*

Pot 5 (10): Macedonia*, Kosovo*, Belarus*, Luxembourg, Armenia, Azerbaijan, Kazakhstan, Moldova, Gibraltar, Faroe Islands

Pot 6 (5): Latvia, Liechtenstein, Andorra, Malta, San Marino

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com