Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Barnaamijka Casriyeenta Caasimada Ee GIS-ka Oo Maanta Hargeysa Laga Daah Furay + [ Muuqaal ]

Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa saaka si rasmi ah looga daah furay Barnaamij-ka casriyeenta Magaalada ee Loo yaqano GIS-ka iyo Nootaayooyinka , waxaana daah furka Barnaamijkan ka soo qeyb galay Wasiirka cadaalada , Maayar ku xigeenka Hargeysa , Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha , gudoomiyaha maxkamada racfaanka iyo masuulyiin kale
https://youtu.be/Nl40u3SqorM

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com