Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

“HADII LAYIDHAA INANBAA LACAG CUNAY OO LA XISAABIYO WAXA KA DHACAYSA QAYLADA UGU WAYN IYO REER HEBELBAA LOO JEEDAA!MADAXWAYNE BIIXI.

Madaxwaynaha somailand muuse biixi cabdi ayaa ka hadlay caqabadaha ka hor imanaya dawlada marka xukuumadu cidii wax lunsatay hanti dhowrku baadho ee la xisaabiyo In markiiba qayladu istaagayso

Madaxwayne biixi ayaa walaac ka muujiyay sida wax loo sixi karo mar hadii qofka xatooyo xoolaha umado loo qabto ay markaaba reer iyo odoyaal qaylinayaa iyagoo ku doodaya in loo jeedo Reerkooda

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Hadalka Madaxwayne Muuse Biixi iyo Markhaati furka Dhacdadii Masuuliyiinta Lagu Xidh Xidhay Oo Markiiba Odayaal la Dhaq Dhaqaajiyay Hadalkooda lagu Siidaayay Qaarkood;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com