Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Qaramada Madoobayd Oo Kenya Ku Amartay Inay Ciidamadeeda Kala Baxdo Somaliya.

(msl-Newyork)Golaha amaanka Qaramada Midoobay ayaa Qoraal ay kasoo saaren ciidamada Kenya ee Jooga Somaliya ayaa waxa ay ku sheegen qoraalkooda in Dowladda Kenya ay Ciidamada kala bixi doonto Dalka Somaliya xilliyada dhaw ee nagu soo foolka leh.
Qoraalka Golaha ay soo saaren ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in Xukuumadda Kenya lagu amray inay ciidankeeda ka saarto Somaliya %25, sida lagu xusay qoraalka kasoo baxay Golaha amaanka ee qaramada midoobayd.
Sidoo kale waxa uu maanta daabacay Wargeyska wayn ee ka soo baxa dalka kenya ee Daily Nation waxa uu sheegay in booska laga bixin doono Ciidamada Kenya lagu buuxin-doono Ciidamo ka socda dalka Siraliyoon oo tiradooda lagu sheegay 850 kuwaas oo lafilayo in iminka loo qeybin doono Saldhigyada laga saari doono Ciidamada Kenya.
Si kastaba ha ahaatee Ciidamada Kenya ee la filaayo in dhawaan laga saaro Kenya ayaa waxa ay kusoo beegmeysa xilli Dalka Kenya uu ka dhici doonto doorasho lagu dooran doono Madaxweynaha dalkaasi,isla markaana ciidamada kenya heegan loo siigalinayo siday amaanka dalkooda u sugilahaayeen silooga hortago in ay soonoqdaan rabshadihii 2007-dii ee diiga badan ku daatay.

Cabdiraxman Cabdilahi Cismaan (Cabdiraxman dhadhere)

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com