Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

GUDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE OO MAALINTA BARI DALKA DIB UGU SOO NOQONAYA IYO FARIINTA XISBIGA UCID EE SHACABKA

Masuuliyiint xisbiga mucaaridka ee ucid ayaa shaaciyay in maalinta bari ah uu dalka dib ugu soo noqonayo gudoomiyaha xisbiga faysal cali waraabe oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa

Xisbiga ucid ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka qaybqaataan soo dhawaynta gudoomiyaha oo xukuumada muuse damacsan tahay in ay xabsiga utaxaabto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com