CIIIDANKA BOOLISKA GOBOLKA GABILEY OO GUBAY QAAD DALKA SHARCI DARO LAGU SOO GALINAYAY.
Ciidanka booliska gobolka gabiley ayaa qabtay qaad kotoro baan lagu soo galinayay dalka kaasi oo ay ku gubeen goob fagaare ah.