Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

FALANQAYN:-SUURTO GAL MA TAHAY IN LA ANSIXIYO LABADA XUBNOOD EE MUCAARIDKA U METALAYEY KOMISHANKA OO MARKALE MAALINTA BARI AH LA HORKEENAYO GOLAHA WAKIILADA?

Labada xubnood ee xisbiyada mucaaridka umatalaya komishanka doorashooyinka somalilad ayaa marlabaad maalinta bari ah la filayaa in la horkeeno xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland

Hadaba suurtogal matahay in golaha wakiiladu ay ansixin doonaan labada xubnood ee kamid noqonaya 7xubnood ee komishanka qaranka Somaliland oo guud ahaan hawl qabadkii gudida komishanka doorashooyinku uxaniban tahay

HALKAN KAGA BOGO FALAQAYNTA WAXA LAGA FILAN KARO IN GOLAHA WAKIILADU ANSIXIYEEN LABADAN XUBNOOD IYO INKALE;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com