Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

CIIDAMO KASOO GOOSTAY MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTHLAND OO LAGU SOO DHAWEEYAY DEEGAANKA BOOCAME EE GOBOLKA SOOL.

Ciidamo tiro badan oo kasoo goostay maamul goboleedka Punthland ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaasi oo kamid noqon doona ciidanka jamhuuriyada somalland

Waxaana ciidamada soo dhaweeyay saraakiil katirsan ciidanka iyo maamulka gobolka sool

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com