DAAWO;-GOLAHA WAKIILADDA SOMALILAND OO KA DOODAY XEERKA AAGA CASHUURAHA KA CAAGAN.

Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa ka dooday xeerka Aaga Cashuuraha ka Caagan oo golaha horyaala.

Sidoo kale xildhibaanada golaha wakiilada ayaa ku dheeraaday qaab loosoo xulanayo board gudida Aaga cashuuraha ka caagan si uu unoqdo mid ay iska dhex arkaan bulshada reer Somaliland balse aan cid gaara aan lasoo xulin

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com