Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

PROF; CABDISALAAN YAASIIN OO SHEEGAY IN BIYAHA DAWLADA JABUUTI KALA SOO BAXAYSO XEEBTA SOMALILAND UU USOO SEXEEXAY FARMAAJO!

Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ahaa haldoorkii SNM mudooyinkii udanbeeyayna kamid ahaa madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka,hadana kamid ah Ururka Somaliland Jire oo dhawaan Hargaysa lagaga dhawaaqay ayaa ka hadlay sida ay maamulka dalka gacanta ugu gashay kooxo danahooda ku fushada loona baahan yahay sidii loo heli lahaa Somaliland lawada leeyahay

Sidoo kale Prof cabdisalaan yaasiin ayaa sheegay in  ceelasha biyaha ee ay jabuuti ka qodonayso xeebaha Somaliland ay usoo sexeexday maamulka somaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com