Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xukuumada Oo Xabsiga Madheera Udhaadhicisay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Iyo Waxgaradka Beeshooda Oo Madaxwayne Biixi Fariin Culus Udiray!

Ciidamada booliska ayaa manta xabsiga madheera dhaaciyay labadii musharax ee dhawaan laga soo xidhay deegaanka garabis kuwaasi oo ka sharaxnaa xisbiga ucid ismarkaana aanay jirin wax dambi ah oo lagu helay.

Sidoo kale waxgaradka beesha reer samater ee ay kazoo jeedaan labada musharax ah ayaa ka hadlay xadhigooda iyo xafladii ay qabsanayeen  maalinta bari oo lag horjoogsaday huteelkii.

Dhanka kalehaweenka iyo dhalinyarada ay kazoo jeedaan musharax raage iyo maxamuud ayaa fariin culus udiray madaxwayne biixi oo ay ku eedeeyay in uu isagu xadhigooda ka danbeeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com