Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Taageerayaasha Musharaxiinta Xariir Xirsi Adari iyo eng cabdiqaadiriimaan warsame oo Maanta si baaxad leh ku soo bandhigay Taageerada ay u hayaan hankooda Musharaxnimo ee Golaha Baarlamaanka iyo gollaha deegaanka caasimadahargaysa +sawiro

Taageerayaasha Musharax Xariir Xirsi Adar oo Maanta si baaxad leh ku soo bandhigay Taageerada ay u hayaan hankiisa Musharaxnimo ee Golaha Baarlamaanka.Taageerayaaasha Musharax Xariir Xirsi Adar oo u sharaxan Golaha Wakiilada ayaa waxa ay ku muujiyeen isku soo baxii Xisbiga Kulmiye ee Beerta Xoriyadda Taageerada buuxda ee ay u hayaan han kiisa Musharaxnimo ee Golaha ee Baarlamaanka Somaliland,

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com