Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xukuumadda Oo Xayirtay Shirkad Uu Leeyahay Ganacsade Axmed Cismaan

Xukuumadda Somaliland ayaa Ruqsadii Kala Noqotay Shirkad Uu Aasaasay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo ah maamulaha Guud ee Shirkaddaha LAAS GROUP.Wareegto uu soo saaray Wasiirka Ganacsiga Somaliland Waxa uu ku sheegay in ay shirkadda Integrated Shipping ay kala noqdeen Ruqsadaasi.Shirkaddan oo ah integrated shipping services ayaa ka shaqaysa koontiineradda iyo maraakiibta, waxaanay dhawaan dalka keentay Markab u rarnaa Dalka Ethiopia

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com