Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Maayarkii Hore Ee Magaalada Berbera Oo La Xidhay.

(MSL.Berbera )- Wararka ka imanaya Magaalada Berbera ee gobolka Saaxil, ayaa sheegaya in maayarkii hore ee Magaalada Cabdi Jaamac Ducaale (Musbaar) maanta xabsiga loo taxaabay .
Berbera Town and Port.
Ciidamada booliska , ayaa xidhay duqii hore Berbera, iyada oo aan la sheegin sababta loo cuskaday xadhigiisa , waxaana uu wakhtigan ku jiraa saldhiga dhexe ee ciidamada booliska .
Maamulka gobolka Saaxil , ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan xadhiga maayarkii, iyada la sheegay in badhasaabka gobolku uu bixiyay amarka lagu soo qabtay masuulkan hore

xuseen xarbi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com