Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiirka Arrimaha Dibada Dalka Masar Ayaa Gordhawayd gaadhay Magaaladda Muqdisho.

(msl-Mudqisho)Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Masar Maxamed Kaamil ayaa goor dhawayd gaadhay Magaallo Madaxda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho.
waftigan ka socda dalka masar oo Garoon-ka Diyaaradaha ee Adan Cade International Airport ayaa goor dhawayd waxaa caga dhigatay diyaarada siday wefdigan uu hogaaminayo Maxamed Kaamil wasiirka arrimah dibada wadanka masarida . Wefdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya,waxaana loo gudbiyay Qasriga Madaxtooyadda ee villa somalilya oo uu kala kulmi doono masuuliyiinta somaliya.

by xuseen xarbi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com