Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciidanka booliska Lawyacaddo ayaa gacanta ku dhigay gaadhi uu magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti kala soo baxsaday nin ka tirsan qaraabada ama jufada madaxweynaha dalkaa Ismaaciil Cumar geelle

Lawyacaddo (maantasomaliland)- Ciidanka booliska Lawyacaddo ayaa gacanta ku dhigay gaadhi uu magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti kala soo baxsaday nin ka tirsan qaraabada ama jufada madaxweynaha dalkaa Ismaaciil Cumar geelle .

Ninkan gaadhiga kalasoo fakaday dalkaasi ,ayaa isagana ciidamnku ku xidheen saldhiiga halkaasi ku yaalla tan iyo inta la ogaanayo sababaha uu ulasoo baxsaday gaadhigasi .

Ilaa imika ciidanka Bileyska SL ee tuuladaasi ma sheegin in amarka qabashada gaadhiga iyo ninkaasiba uu kasoo baxay dawladda Jabuuti ,isla markaana ay fulinayaan dalabkooda iyo inay arrimo kale u qabsadeen gaadhigaasi oo noociisu yahay Land cruiser waana markii ugu horreysay ee nin ka tirsan qaraabada madaxweyne Geelle fal caynkan oo kala ah kulasoo baxsadaan hanti dawladdaasi leedahay.
cali maxamed lawyacado

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com