Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Anigoo ah aqoonyahan jaamac cilmi jiir waxan halkan ka sheeegayaa in uu gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland uu ahaa hadalkii ka soo yeedhay maalintii dhawayd

Anigoo ah aqoonyahan jaamac cilmi jiir waxan halkan ka sheeegayaa in uu gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland uu ahaa hadalkii ka soo yeedhay maalintii dhawayd mid aan looga fidhiyin maadama uu yahay oday qaran oo aan laga filahayn in uu u guulwadeeyo madaxwayne siilanyo oo uu si qabyaaladaysan u taageeray
in uu oday ka noqdo.markaas waxaan odayga u sheegayaa in uu baalmaray talidii odaunimo ee uu ku hogaaminayey.

Waxa kale oo aan halkan ka cambaaraynayaa shirkii ay wasiirada beesha madaxwaynaha ay ku qabteen magalada burco oo ahaa mid ceeb ku ah qaranimada Somaliland waxanan leeyahay madaxtininmdu way dhamaanaysaaye dalka iyo dadkaba ka gagtaga turxaan la.aan .

Sidookale waxaan madaxwaynaha u sheegayaa in somaliya ay shacabkani ka soo martay dhibaato wayni oo anay marna aqbalayn in ay somalilya ku noqoto,xataa hadii aan la aqoonsanin

qalinkii aqoonyahan jaamac jiir
hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com