Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Website-ka Uu Xirsi Mulkiyadiisa Iska Leeyahay ee Somalilandtoday Oo Maanta Qirtay Fadeexad Culus

Guddoomiyaha Maqaarsaarka ah ee Muniir Axmed Cigaal ayaa maanta si waafi ah u qirtay in uu wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan uu maalmihii ugu dambeeyay culays weyn ku saarayay sidii uu Ganacsadaha Caanka ah ee Axmed Cismaan Geelle

halkan ka akhriso wararkii lagu faafiyay mareegta dhawaan soo baxa ah ee Somalilandtoday

Gudoomiya somalilandtoday oo qiray in uu fadeexadii ganacsade axmed Geele ka dambeeyay wasiir xirsi
Gudoomiyaha somalilnadtoday media Goup ayaa qirtay in uu been abuur ka sameeyo ganacsade axmed gudoomiya oo gordhawayd qoraal soo galiye shabakadan. ayaa waxa uu ku cadeeyey in warkii laga qoray axmed cisman Geele.
oo uu sheegy in uu amray wasiirka madaxtooyada balse uu waxa uu shabada ay cadaynaysa in uu q0ray muniir Axmed Cigaal oo AH NINKA uu wasiir xirsi u xilsaartay in uu u maamulo shabakadan .
balse wasiir xirsi oo baryahan dambe la ogyahay hagar daamada uu ku wado dalkan curdin ka ah ee somaliland.
somalilandtoday.com/Hargeysa Office

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com