Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Halkan ka dhagayso:Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee ucid Faysal Cali waraabe oo ka mida Xubnaha somaliland u matalaya

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee ucid Faysal Cali waraabe oo ka mida Xubnaha somaliland u matalaya shirka Turkiga ee somaliland iyo somaliya ayaa maanta Shir jraa’id ku qabtay magaalada hargeysa.

Eng Faysal Cali Waraabe, waxa uu yidhi:

“Madaxwaynuhu wuxuu noo yeedhay habeen hore, wuxuu yidhi shantiinii hore isku kaalaya arinkaasaa laga tashanayaaye, anigu markaan arinkaasi maqlay waxaan la tashaday dad Mucaarad ah, waxaanan meesha la tagay toddoba qodob, toddobadii qodobna way hayaan oo meel looga leexan karaa ma jirto”

“Turkigu gogosha ayuu inoo dhigayaa, laakiin dadka wada hadlayaa waa inaga (Somaliland) iyo Somaliya, anagu UCIDna wixii meesha ka dhaca waanu idiin soo sheegi doonaa, wixii Somaliland sharafteeda laaqi ku ahna meel aan anigu joogo laga ogolaan maayo. igu yidhi Huteeladaa lagaga tagi, haddii aniga huteel lagaga taggo boorsadayda ayaan soo qaadanayaa”

 

Halkan ka Dhagayso Faysal C Waraabe

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com