Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

War-murtiyeed ka kooban Toddoba qodob ayaa laga soo saaray kulankii madaxweyneyaasha Somaliland iyo Somaliya

Ankara() Apr.13, 2013 – War-murtiyeed ka kooban Toddoba qodob ayaa laga soo saaray kulankii madaxweyneyaasha Somaliland iyo Somaliya ee maanta ka qabsoomay magaaladda Ankara ee dalka Turkiga, kuwaas oo kala ah sida soo socota:

 

  1. In lasii wado wada-hadaladii u socday Labada dhinac.
  2. In la adkeeyo horeyna loo sii wado heshiisyadii hore sida: wada-hadaladii ka dhacay Chevining house june 21-keedii 2012 iyo wada-hadaladii Dubai june 28-keedi 2012.
  3. wada-hadaladu waxay u dhaxeeyaan dawladda federaalka ee Somaliya iyo Somaliland, beesha caalamkuna kaliya taageero ayey siinayaan in ay wada-hadalada sii wadaan.
  4. Heshiiskani wuxu dhiirigelinayaa in beesha caalamku ay sii wadaan gargaarka iyo taageerada horumarineed ee la siiyo Somaliland.
  5. Waxa la isku raacay in labada dhinac wada yeeshaan wada shaqeyn iyo iskaashi dhinacyada Amaanka, sirdoonka, Tabobarad dhinacyada amaanka, la dagaalanka Budhcad-baddeeda iyo Kaluumaysiga sharci-darada ah.
  6. In Labada dhinac ay mar kale wada-hadalo ku yeeshaan Istanbuul Saddex Bilood gudahood.
  7. In laga feejignaado wax kasta oo burburin kara ama wada-hadalada caqabad ku noqon kara in wada-hadaladaasi sii socdaan.

 

  • Heshiiska waxa saxeexay dhanka dawladda Somaliland wasiirka arimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah, dhanka dawladda federaalka ee Somaliyana wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka.

 

 

Ankara Communique 13/April/2013
Following the meetin Chevaning House (UK)  Of June  20-21, 2012 anda Dubai (UAE) of June, 28, 2012 President Hassan Sheekh Mahamud of the Somali Federal Republic and the Presiden Ahmed Mahamed Mahamud of Somaliland Government met on 13 April 2013 in Ankara
The Meeting is hosted by the Government of Turkey at the request of two parties.
The purpose of this meeting is to reopen the dialogue after  the change in Leadership of the Somali Federal Republic, and to establish a way forward  for the dialogue
The two parties:
  1. Expressed their Commitment to the Continuation of the Dialogue.
  2. Endorsed the Content Of the Chevening house Declaration agreed on 21 June 2012, and the Dubai Statement singed on 28 june 2012.
  3. Stated that the Dialogue is between the Federal Government of Somalia and the Government of Somaliland. The International Community that is Supporting this Process will Only provide facilitation when is needed.
  4.  Agreed to encourage and facilitate International Aid and Development Provided to Somaliland.
  5. Agreed the Needed to consolidate a cooperation on Security Center through sharing intelligence, training as well as sharing Scholarship for Security center professionals in order to become more effective in the fight against terrorism, extremist, piracy, illegal fishing toxic dumping, maritime crime and serious crime.
  6. Proposed to meet within 90 days in Istanbul at a date later to be agreed by the parties.
  7. Agreed to refrain from using any inflammatory language and any other act which may put the continuation of the dialogue at risk.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com