Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxdii Kubada Kolayga Ee Dalka Yugaandha Safar Ciyaareed Ugu Bixilaha Oo Kharash La’aan U Xaniban Kuna Hanjabay In Ay Tahriibayaan.

Hargeysa(MSL)Kooxda kubada kolayga oo kulan ciyaareed ku yeelan lahaa wadanka yugaandha ayaa ilaa hada dhaqaala la’aan u xayiran dhaqaalihii ay xukuumadu ku ambabixin lahaydna sheegeen in aanay ilaahada ka helin, hadaba dhalinyaradan oo maanta shirjaraa’id ku qabtay magalada Hargeysa ayaa sheegay in uu wasiirka ciyaaruhu u sheegay in aanuu haynin dhaqalihii ku bixilahaa,isla markaana ku hanjabay in ay dalka ka tahriibayaan,una soo jeediyey wasiirka ciyaaraha Somaliland iyo maayirka caasimada Hargeysa oo iska kaashan jiray in ay sida ay sheegeen in ay sida ugu dhaqsaha badan uga soo jawaban.

Sikastaba ha ahaatee safarkan ay ciyaartooyadani ugu bixi lahaayeen ayaa ah mid aad ugu mihiima Somaliland oo ay hore sanadkii hore kaalin fiican ka galeen.

maantasomaliland.com/Hargeysa Office

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com