Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Warbixin Ka Siiyey Golaha Wakiilada Hawlaha Uu Baanku U Hayo Bulshada

Hargaysa(MNN)Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi oo maanta kalfadhigii Golaha wakiilada somalilnad warbxin ka siiyey hawlaha uu baanka dhexe ee Somaliland u hayo bulshada .

Gudomiyaha oo markii warbixinta uu siiyay ka dib ay qaarka mida mudanayaasha aqalka wakiiladu su’aallo waydiiyeen, ayaa waxa su’aalihii mudanayasha iyo warbixintiiba hadheeyay baxadaga ama isbad-badalka sarafka Dollarka kaas oo ay baryihii ugu dambaysay siwayn uga cabanayeen bulshadu oo maalinba maalinta ka dambysa cirka isku sii shareeraya,kaas oo had iyo jeer lagu eedeeyo in aanay xukuumaddu iyo baanka dhexe midna ka qadin talabadii munaasibka ku ahayd,taas oo inta badan la sheego in ay siday doonan ka yeelaan kooxo sariflayaal ah oo markaydoonana kor u qada dolarka markay donana hoos u dhiga,isla markaana gudoomiyahu laftiisu qiray in ay jiraan ragaasi balse uu u soo jeediyey in ay furtaan Baanan madama buuyidhi ay u dhaqmayaan sidii baan oo kale,sheegayna in ay jiraan qaarka mida oo awoodi kara in ay furtaan ilaa heer baan.

maantasomaliland Desk Hargeysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com