Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

“Anigoo Ka Soo Jeeda Somaliya Waxa Anan Ogolayn In Ay Somaliland Iyo Somaliya Isku Noqdaan”Ugaaso Axmed Maxamed

Hargeysa(MSL)Ugaaso Axmed Maxamed oo ah Haweenay ka soo jeeda dalka aan walaalaha nahay ee somaliya waxa ay ku dhiiratay waxa ay inta badan ku dhiiran waayeen ama afkooda ka dhawraan madaxda iyo shacabka somlaiy inta badan.
DSC03032
Ugaaso oo maanta waraysi gaar ah siinaysay shabkadan maantasomliland.com ayaa daboolka ka qaaday in ay taageerayso madaxbanani ay ka hesho dunida iyo waliba somaliya.
ugaaso oo hadal keeda sii wadata waxa ay tidhi”aniga oo ka soo jeeda somaliya waxa aan halkan uga sheegayaa in aanan ogolayn in ay somaliland iyo somaliya dib u midoobaan waayo waxa aan ogay waxa lagu sameeyay somaliland waayo diyaarado ayaa lagu duqeeyay somaliland diyaarado ee somaliya diyaarado lagu ma duqayn”
sidaasi waxa ay u sheegtay maanta mar ay waraysi siinaysay waraysi gaar ah,ayadoo sheegtay in ay ka soo carartay dhibaatada somaliya ka jirta ilaa hadana ay dhibtii wali ka jirto,intaana ay dawlada somaliland gacanta ku haysay oo ay soo dhawaysay oo ay nabad galyo buuxda ku haystaan.
sidoo kale waxa ay u soo jeedisay shacabka reer somaliland gudo iyo dibadba in ay dhisaan wadankooda oo ay ilaa shadan nabad galyadooda,waxanay ku wargalisay shacabka reer somaliland gudo iyo dibadba in siwayn loogu diyaar garoobo maalinta qaranimada somaliland ee 18 bisha may ee inagu soo foolka leh.

Maantasomaliland.com
Hargeysa office

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com