Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ugaaso Axmed Oo Si Kulul Uga Jabwaabtay Hadal Aan Micne Wayn Samaynayn Oo Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Somaliya Oo Uu Somaliland Ku Durayo.

Hargeysa(MSL)Ugaaso waa haweenay ka soo jeeda somaliya oo degan caasimadda dalkan jamhuuriyadda Somaliland oo hore uga soo carartay dhibatada ka taagan dalka somaliya,balse haatan ka mid ah bulshada reer Somaliland kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADANI,ugaaso hadaba waxa ay jawaab kulul ka bixisay hadal uu madaxwaynaha somaliya si indho la,aan ah isaga yidhi oo uu ku soo beegay dabaal degii maalintii qaranimada Somaliland ee 18-ka may ,oo uu ku dhawaaqay hadalo aan macne wayn u samaynay Somaliland aan waxna yeelayn oo uu ku leeyahay Somaliland waxaan ku qancainaynaa in ay soo noqdaan taas oo ah mid riyo ah.
Ugaaso oo u waramaysay warbaahinta waxa ay u soo jeedisay xasan sheikh maxamuud in aan loo dooran Somaliland e,ee loo doortay somaliya oo uu wax ka qabto dhibaatada iyo dhiiga daadanaya ee meeshii loo doortay ka dhacaya.

Maantasomaliland.com
Hargeysa Office

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com