Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

SALEEBAAN CIISE XAGLA TOOSIYE OODHAWAAN LA GUDOONSIIN DOONO SHAHAADO NABADEED

QAAR KA TIRSAN SHACBIWAYNAHA KU NOOL GOBALDA SOOL SANAAG .CAYN AYAA SOO DIYAARIYAY SHAHAADO NABADEED AY KU MAAMUSAYAAN KUNA SHARFAYAAN DR .SALEEBAAN CIISE AXMED (XAGLATOOSIYE).SHAHAADO NABADEEDKAN OO AY KU SABABEEYEEN KADIB MARKII UU KAALIN MUG LEH KA QAATAY UNA GUNTADAY. KANA MIDHO DHALIYAY NABADAYNTII DEEGAANADAASI .SIDA AY NA SOO GAADHSIIYEEN QAAR KA MIDA WAXGARADKA DEEGAANKAASI EE KU SAXEEXAN SHAHAADO NABADEEDKAN.
XIDHIIDHIYAHA SHAHAADO NABADEEDKAN MR;CALI XAAJI XASAN OO KA MIDA SHANTA QOF EE KU SAXEEXAN OO MAANTA XAFIISKAYAGA NAGU SOO BOOQDAY WAXAA UU NOOSHEEGAY INAY DHAWAAN GUDOONSIIN DOONAAN UNA QABAN DOONAAN XAFLAD BALAADHAN OO LAGU GUDOONSIIN DOONO SHAHAADADAN UU MUTAYSTAY.

SALEEBAAN CIISE AXMED OO HAATAN AH WASIIRKA DIB UDAJINTA JAMHUURYADA SOMALILAND LOONA YAQAANO (XAGLATOOSIYE)WAXAA UU QAYB WAYN KA SOO QAATAY QADIYADA GOONI ISU TAAGA JAMHUURYADA SOMALILAND ISAGOO AH MUWAADIN DHABA

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com