Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

ciyaarihiimaanta oo ku dhamaaday awdal oo2iyo o kaga adkaatayiyogabilay oolaba gooliyo ebr kaga adkaatay burco

rgeysa StadWacdarihii Galabta Ka Dhacay Haium Awdal Oo Sool 2 Iyo 0 Diray Iyo Gabilay Oo Togdheer 2 Iyo 0 Ku Muquuniyay.

Hargeysa(msl) June05, 2013 -Ciyaarihii xiisaha badnaa ee galabta ka dhacay Hargeysa stadium ee ciyaaraha Gobolada Somliland oo ay galabta wada ciyaarayeen Gobolada sool,Awdal, Gabilay iyo Togdheer,oo ay ciyaartii hore wada ciyaareen xulalka Gobolada Sool iyo Awdal ayaa waxa 2 iyo o ku badiyay xulka Gobolka Awdal.

Ciyaartii labaad ee galabta ka dhacday garoonka caalamiga ah ee Hargeysa stadium oo ahayd ciyaar aad u kulul oo hadal haynteeda ilaa shalay laga hadal hayay meelaha lagu kulmo oo ay wadayeelanayeen Xulalka Togdheer iyo Gabilay oo dadka intooda badani ay saadalinayeen in daqiiqadaha ugu horeeya la jiidhi doono xulka Gabilay maadama uu Gobolka togdheer yahay Gobol dhinaca kubada cagta can ku ah,ayaa taa badalkeeda waxa daqiiqadihii ugu horeeyay dar dar la soo galay garoonka xulka Gabilay oo ay u suurto gashay in ay la yimaadan 2 gool halka xulka Togdheerna anay u suurto galin in ay wax goolal ah layimadan ,ayadoo ay ciyaartii ku soo afmeerantay Gabilay oo 2 gool keensatay iyo Togdheer oo waxba la,aan la diray.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com