Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Daad-Madheedh Oo 2 Iyo 1 Ku Caraabiyay Xulka Badhan Awdal Iyo Gabiley Oo Bar-bar Dhac Eber Eber Ah Ku Dhamaatay Ciyaartoodii

Hargeysa(MSL)Xulka Gobolka Daadmadheedh ayaa 2 gool iyo 1 ku caraabiyay xulka gobolka Badhan, ciyaartan oo ahayd ciyaar aad u xiiso badnayd oo ay labada xulba soo bandhigeen ayaa qaybti hore ee ciyaarta laysku dhaafiwaayay wax la’aan 0 iyo 0 ah, balse markii la isku soo noqday qaybtii labaad ee ciyaarta ayaa Gobolka Dadmadheedh ay u suurto gashay in ay shabaqa Gobolka Badhan dhexmariyaan 2 gool oo aad u quruxbadnaa, halka Gobolka Badhana ay keensadeen 1 gool , ugu dambayntiina waxay ciyaartu kusoo gabagabawday 1 gol iyo 2 gool guushuna ku raacday Gobolka Daadmadheedh.

Gobolka daadmadheedh ayaa ka mid ah Gobolada ilaa iyo hada la maarayn kari la’yahay ee ku baxay kaalinta labaad iyadoo kaalinta koowaadna uu ku jiro Gobolka Hawd.

Si doo kalena waxa ciyaartan ka sii horaysay ciyaar aad u adkayd oo dhexmartay labada xul ee Gobolada Gabilay iyo Awdal taas oo labada xulba isku mariwaayeen bar bar dhac 0 iyo 0 ah .

maantasomaliland.com/Hargeysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com