Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sameeyay Blog dadweynaha u sahlaya inay la xidhiidhaan si ay jaanis ugu helaan,

Hargeysa (maantaSomaliland.)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sameeyay Blog dadweynaha u sahlaya inay la xidhiidhaan si ay jaanis ugu helaan,

Waxa kale oo uu blog-gani warbaahinta u sahlayaa inay kala socdaan qoraalada kala duwan ee uu soo geliyo.

Qoraal kooban oo uu Wasiirku soo saaray wuxuu u dhignaa sidan:-

“Sida aan wada ognahay Xog-wadaagu waa laf-dhabarta xidhiidh wanaagsan oo dhex mara Bini’amka, hadana waxaa hubaal ah in mashquulka aduunku sababay in dad is jeclaa kala mashquulaan, balse taasi meesha kama saarayso in siyaabo kale duwan la heli karo oo la isku helo.

Waxaan Blog-gan u sameeyey in aan Fikiradaheena isku waydaarsano, is toosino isla markaana is tilmaamno.

Waxaan kaaga mahadcelinayaa in aad wakhti siisay booqashada Blog-gan. Fadlan fur Link-gan hoose si aad u gasho Blog-ga Wasiirka:

http://www.guusha.com/

Hi and welcome to my blog. I believe communication is the back bone of all governmental activities. Two way communication will create the platform for the government to exchange information with its citizens. Too often misunderstanding occurs because of lack communication. Therefore, I would like to open the channels of communication by way of this blog. I will try to discuss current and important affairs as well as share information with the public. Equally I welcome feedback, comments and constructive criticism. Among other things, subjects of utmost interest to me and which I will discuss through this medium include Government achievements, Youth Unemployment, Foreign Investment and education. My hope is to establish and cultivate opportunities for consolidating our efforts in developing our country for ourselves,our children and future generations by advocating for our patriotism, sovereignty and
providing a transparent platform for feedback.

xuseen xarbi
hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com