Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Dadwaynaha Reer Jabuuti Oo Si Balladhan U Xusay Maalinta Xornimadooda.+

Jabuuti(MSL)Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo sanad walba 27-ka bisha June xusa maalinta Xorninada Jabuuti oo ku began maalintaii ay xornimada ka qaateen gumaystihii Faransiiska ayaa siwayn ay u xuseen dadwaynaha reer Jabuuti gudo iyo debadba.
Xafladii iyo dabaal degii ugu waaynaa ayaa lagu qabtay magalada Jabuuti ee xarunta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti,oo ay gaardo ka ciyaar aad u quruxbadan ku soo bandhigeen ciidamada kala duwan ee dalkaasi Jabuuti.
Madaxwayne Md Ismaciil Cumar Geelle ayaa khudbad aad u dheerayd u jeediyey dadwaynaha reer Jabuuti,taas oo ku salaysnayd badan keedu muhiimada ay maalintan qaran leedahay,isagoo ugu dambayntiina hambalyo u diray shacabwaynaha reer Jabuuti meelkasta oo ay Joogaanba.

Maantasomaliland.com/Jabuuti

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com