Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

gudoomiye xigeenkii degmada baligubadleoo sifo sharci daro ah ku xidhay head tuulihii degmada gumar ahaana gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee gumar

gumar(msl) maayar ku xigeenka baligubadle mawliid jaamac yuusuf ayaa sifo aan sharciga waaaqsanayn ku xidhay head tuulihii deegaanka gumar maanta. sida uu shabakada maantasomaliland u cadeeyay wariye axmed maxamed cawaale saar saar
xadhigan ayaa waxaa uu ka danbeeyay markii deegaanka gumareed ee taageersan xisbiga kulmiye ku biireen degmada balcabane oouga dhaw degmada bali gubadle
heed tuulaha deegaanka ee sida qaldan loo xidhay oo magaciisu yahay cabdi gaaxnuug oo khadka tel kula xidhiidhnay waxaa uu sheegay inuu ku xidahanyahay saldhiga magaalada bali gubadle sabab la xidhiidha taageerayaasha ku biiray dagmadooda bali cabane awgeed m
dhinaca kale maayar ku xigeenka ayaaina qirtay in uu isagu xiddhay gudoomiyaha
qaar ka mida xildhibaanada laga soo doortay degmada bali cabane ayaa baaq usoo diray maamulka xisbiga kulmiye si ay arintan qayru shrciga ah wax uga qabtaan

wariye axmed maxamed cawaale
bali gbadle
gobolka hawd

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com