Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

ISUDUWAHA GOBALKA HAWD EE WASAARADA CAAFIMAADKA DR XUSEEN XASAN CALI OO CAAWA KA GUDOOMAY MISHIINKA NAQASKA (OXYGEN) DR ADNA AADAN ISMAACIIL OO UGU DEEQDAY CISBITAALKA GOBALKA HAWD

hg

DSC03850hgmaanta ayaa marwo dr adna aadan ismaaciil ay ku wareejisay qalab caafimaad oo ah mishiinka naqaska ee oxygen oo ah noocii u danbeeyay qiimihiisuna dhanyahay sadex kun oo doolarka maraykanka 3000$
qalabkan oo shabakada maanta somaliland ay ka waraysatay caawa isu duwaha caafimaadka ee gobalka hawd dr xuseen xasan cali waxaa uu hadalkiisii ku bilaabay(waxaan halkan si sharaf leh ugu mahad celinayaa dr aadna oo noogu deeqday mishiinka naqaska oo gobalku baahi wayn u qabay . mishiinkan oo qiimihiisu dhanyahay 14000$ maaha markii u horaysay ee ay na caawiso balse hore waxay n a siisay qalabyo kala duwan oo hore waxaana mishiinkan dheeraa maanta 40 xabo oo ah nooca dadka lagaga qaaado kadida waxaan aad iyo aad mahd balaadhan usoo jeedinayaa marlabaad dr edna anigoo ku hadlaaya magacii shcbiga hawd )
dhinaca kale horumarka caafimaads ee gobalka ayaa sii koraya maalinba maalinta ka danbaysa

isu duwaha gobalka hawd
ee wasaarada waefaafinta

axmed maxamed cawaale
hargaysa
4487710DSC03850

hg

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com