Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xukuumada oo xidhxidhay dad taageeray golaha wada tashiga oo dagan degmada Abdaal ee gobolka Saaxil

Xukuumada oo xidhxidhay dad taageeray golaha wada tashiga oo dagan degmada Abdaal ee gobolka Saaxil hadaba dadkan
warkan oo caawa na soo gaadhay ayaa sheegay sababta lagu xidhay tahay, in ay taageero u muujiyey golaha wada tashiga oo xadhig loo gaystay
Dadkan oo Shir Jaraaid ku qabtay degmada Abdaal, Wararka naga soo gadhay degmada abdaal aya shegaya
in xadhig iyo jidhk dil loo gaystay dadkaasi kadib marki ay si cad u taageeraan golahaasi .

Hada ba ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in ay ku xabsiga ber-bera, halka mid koodna ku xidhanyahay hargeisa , dadka ayey xukumadu isugu dartay jidh dil iyo xadhig, taaso ay dhibaato u gaysteen dadka mawqifkoda cadeeyey dadkani waxay isugu jireen dumar iyo rag sidoo kale waxa la shegay in dumarka qaar ay leeyihin uur taaso ka hor imanaysa xuquuqda aadanaha
low wareedada lagu kalsoonyahay waxay sheegen in dadkan la xidh xidhay ay ka danbeeyey xadhigooda isla markina u qaadaeen jeelasha, xadhiga dadka aya lagu eedaynay taliyaha dakada ber bera, maxamed dacar ibrahin maareeyaha dakada cali xoor xoor, iyo taliye ku xigeenka qaybta bilayska ee gobolka saaxil
waa marki u horaysay ee abid xukumadi xidho dad intaa leeg oo taageero muujiyo, gole, iyadoo ay baryahan danbe soo kordhiyeen dadku ay xukumadu abaabulayso, oo ka soo horjeeda golaha,
Hadaba magacyada dadkan waxay kala yihiin sidan
1. Muxiyadiin Faysal
2. Maxamed cabdi bidhiyo toorele
3. Cabdirisaaq Cabdilaahi
4. Xamda Maxamed Cali
5. Hoodo Amaan
6. Xaawa Cabdi
7. cabdi
8. Maxamed Miriq
9. ina cayuun.
waxii ka soo kordha kala soco .maantasomaliland.com

By Axmed Yuusuf Xasan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com