Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

shaqaalaha shabkada caalamiga ah ee maantasomaliland.com oo hambalyo u diraaya dhamaan muslimiinta caalamka gaarahaan muwaadiniinta somaliland meel kasta oo ay joogaan munaasabada ciida awgeed by; xuseen xarbi

hargaysa(manatasomalilan.com) dhamaan shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland waxay hanbayo u dirayaan dhamaan muslimiinta caalamka gaar ahaan muwaadiniinta somaliland munaasabada ciidal fidriga awgeed waxaanay leeyihiin ku ciida ciid wanaagsan ilaahayna ciidaa ciideeda caafimad qab iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo .waxaananu salaan gaar ah diraynaa mar labaad akhristayaasha iyo booqdayaasha shabakada maantasomaliland.com meel kasta oo ay ku suganyihiin
hargaysa office
xuseen xarbi
maantasomaliland.com
tel/0634052413
email/harbi_31@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com