Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Dhalinyaro ka mid ahyd urur siyaasadeedkii xaqsoor oo taageeray shirkii jaraaid ee shalay uu qabtay wasiirul dawlihii hore

(maantasomaliland)qaar ka mid ah garabkii dalinyarada urur siyaasadeedkii xaq soor ayaa caawa soo gaadhsiiyay shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland.com nuqul qoraal ah oo nuxurkiisu ahaa sida wanaagsan ee uu uga hadlay wasiirul dawlihii hore ahaana siiyaasiyiinta ugu waawayn ururkii xaq soor eng/aadan dheere kuna taageereen hadalkiisii shalay ee ahaa xalinta khilaafaadkii sababeen dhawaan doorashooyinkii dalka ka dhacay soona dhaweeyay in gudoomiyihoodu wada hadal turxaan bixin ah la yeesho xukuumada.
dhalinyaradan ayaa waxaa ay kaleeto oo qoraalkoodan ku sheegeen in ay ku kalsoon yihiin gudoomiyahooda xasan ciise jaamac soona dhaweeyay in sida wanaagsan ee ee uu eng aadan dheere sheegay in lagu dhameeyo wada hadalka u socda xukuumada iyo gudoomiyahooda ilaahayna uga baryay is afgarad waayo ayay yidhaahdeen waa nu ku kalsoonay waana gudoomiyahayagii.xukuumadana waxy kula in dhalinyaro ahaan ay wax ka qabato camal laanta.iyo saamiga wax qaybsi ee ka maqan ururkan xaqsoor dhalinyaradan ayaa waxaa ay ka cudur daarteen saxaafada qaarkeed oo aan sidii la rabay u shaacinin hadalkii siyaasiga wayn ee eng aadan dheere balse ay ka sheegeen uun kaliyaata hanbalyadii madaxwaynaha ee ciidamada qarnka uu madaxwaynuhu ku aasaasay darajooyinka oo ah guul qaranka u soo hoyatay qoraalkan oo ay si wada jir ah shabakada caalamiaga ah ee maantasomaliland soo gaadhsiiyeen laba iyo toban xubnood oo ah garbkii sare ee dhalinta ee ururkii xaqsoor kuna saxeexan yihiin ayaa ah kii ugu horeeyay ee noocan oo kaleeto ah kuna taageeray
eng aadan dheere fikirkiisa caafimaadka qaba

maantasomaliland
hargaysa office
mukhtaar yuusyf cali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com