Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Boorash, Muus iyo Timir Cabitaan ah

Hore ma u cabtay boorash laqasay oo qabow? Cabitaankan dag daga ah ayaa quraacdii dadka qaar cabaan marka ay kadinka ka sii baxayaan.
Waa cabitaan culus oo laga sameeyay muus, timir, malab iyo caano, intaas oo markaliya mashiinka lagu shiiday.
Aroortii oo kaliya maahee marwalba waad cabikartaa oo aad u baahantahay, cunto fudud.

timir iyo boorash

Maxaa loo baahanyahay:

4-8 xabadood oo timir ah
2 koob caano
2 muus ah
1/2 koob badhkii oo boorash

Sidee loo samaynayaa:

Alaabta dusha ku qoran oo dhan jaaga aad ku qooshaysid ku wada rid oo ku ridiq.
Koobabka kushub oo cab.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com