Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ururka Jimciyada Mujaahidiinta Ee Sooyaal Oo Taageeray Wareegtada Uu Madaxwaynuhu Ku Hir Galiyay Bixinta Darajada Ciidamada Dalka

breaking-newsHargaysa (maantasomaliland):-ururka Jimciyada mujaahidiinta sooyal ayaa shirjaraa,iid oo maanta ku qabteen magaalada hargaysa waxa si wayn usoo dhaweeyen talaabadii uu madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland ku dhaqan galiyey darajo bixinta ciidamada qalabka sida ee Somaliland.

maamulka sare ee jimciyada mujaahidiin ta Somaliland sooyal oo ku hadlayey magaca golaha fulinta iyo magaca gudoonka Sare ayaa waxa ay ku tilmaameen darajo bixinta ciidamada Somaliland in tahay talaabo waafaqsan sharciga Somaliland,waxaanay hanbalyo u direen madaxwaynaha jamuuriyada
Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)halka sidoo kalen ay bogaadin udireen ciidanka Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo gudidii darajo bixinta ciidamada Somaliland.
waa markii u horaysay ee qaaar ka mida mujaahidiintii SNM ay taageeradan oo kale ka muujiyaan darajada ciidamadasomaliland

xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/harbi_31@hotmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com