Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

saaka oo magaalada hargaysa markii waagu baryay lagu arkay ciidamada amaanka oo gaaf wareegaya iyadoo gaadiidka kala duwana baadhaya isla Markaana Aad Loo Adkeeyay Amaanka Caasimada Hargaysa

hargeysaHargeysa(maantasomaliland):- saaka markii uu waagu baryey ayaa lagu arkayey ciidamada dhinaca amaanka ee Somaliland oo gaaf wareegaya wadooyinka magalada Hargeysa gaar ahaan wadooyinka faras magaalaha,kuwaas oo baadhaya baaburta kala duwan ee dadwaynaha ee istcimaalaya wadooyinkaas,ilaa iyo hada marjirto wax dad laga shakiyey oo ay gacanta ku dhigeen ciidama Somaliland iyo cid ka hadashay oo ka tirsan saraakiisha ciidamada oo faaf faahiyey waxa ay tahay u jeeda keeentay in la baadho maanta baabuurta iyo in ay jirto khatar amni oo ay ka warheleen,in kasta oo aanay ku cusbayayn magalooyinka wawayn ee dalka in ay ciidama amaanku baadhitaano sameeyaan hadana waxa ay inta badan baadhitaankooda samayn jireen xilliyada habeenkii oo ay baabuuta baadhan,balse maanta taasi way ka duwantahay oo tan iyo markii uu waagu baryey ilaa galinkii dambe ee maanta waxa ay ciidamau ku jiraan hawl gal baadhis ah oo ku wajahan baabuurta shacabka ee isticmaalaya wadooyinka. Amaanka-Caasimada-Hargeysa-Oo-Aad-Loo-AdkeeyayCiidamada-Booliska-Oo-Tan-Iyo-Saaka-Baadhaya-Baabuurta-Dadwaynaha waxii warar ah ee ka soo baxa kala soco shabakada caalamiga ah ee maanta soomaaliland.com ama barta ay shabakadu ku leedahay face book ga ee maanta somaliland.

xuseen xarbi
maantasomaliland
hargaysa/office
email/harbi_31@hotmail.com
tel:0634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com