Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Kooxda Barcelona Lionel Messi Oo Taam U Noqday Inuu Wajaho Levante.

maantasomaliland):-Lionel Messi ayaa loo ogolaaday inuu ciyaari karo kulanka ugu horeeya xilli ciyaareedka cusub ee
Barcelona ee ay ciyaarayaan axada.

Xiddiga reer Argentina ayaa ka soo kabsaday dhaawac muruqa bidix ah oo soo gaaray isbuucii hore, waxaana uu diyaar u noqon doonaa kulanka ay Camp Nou ku soo dhaweynayaan Levante.

26 jirkaan ayaa seegay dhowr kulan dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore taasoo loo sababeeyay dhaawac soo laablaabtay oo muruqa ah.

Ciyaaryahanka khadka dhexe Cesc Fabregas iyo weeraryahanka Pedro ayaa iyagana sidoo kale dhaawacyo ka soo kabsaday ka hor inta aysan Bluagrana bilaabin difaacashada horyaalka Spain.

abdikani kk

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com