Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Mareeyaha iyo maareeye ku xigeenka wakaalada Biyaha oo khilaf xoogani soo kala dhexgalay,

CIMG0281Hargeysa(maantasomaliland):-Mareeyaha iyo maareeye ku xigeenka wakaalada Biyaha oo khilaf xoogani soo kala dhexgalay,labadan masuul ayaa la sheegay in uu khilaaf koodu salka ku hayo iyago oo kala saari kari la`a sida ay shaqada u qayb sanayeen,arrintan ayaa soo ifbaxday ka dib markii uu maareeye ku xigeenka wakaalada Biyuhu Eng.Ismaaciil Cabdilaahi Cabdi oo xilligaas uu maareye ku xigeenku doonayey in uu kormeer ku soo maro meelaha biyo soo saarka ee ay magalada Hargeysa biyaha ka hesho,isla markaana uu u yeedhay maareeye ku xigeenku warbaahin uu ugu talo galay in ay u raacdo socdaalk,ka isla markii uu ogaysiiyey mareeyaha wakaalada Siyaad Ibraahim Yoonis oo uu ka dalbaday in uu qore shidaalka gaadhiga ku gacansaydhay halkaasna uu ku dhexmaray weerar afka oo ku dhawaaday in uu gacan ka hadal gaadho.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com