Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kabab

kebabs

 

Waxa loo baahanyahay:

  • 1 lb, 450g oo duqad ah
  • 1 basal la googooyay
  • 2 malqaacadood yaryar khamuun,budo
  • 2 malqaacadood yaryar geedo adari, budo
  • 2 malqaacadood yaryar basbaas cas
  • 1 malqaacad yar milix
  • 1 beed/ukun, la qasay
  • iyo kamasaro lajarjaray

Habka loo samaynaayo:

Madiibad duqada, basasha, xawaashka, milixda iyo kamasarada isku walaaq.

Xabadbeed ah oo qasan kuduldar oo sifiican isugu walaaq.

Dabool oo talaagada yaragali ilaa saacad.

Kubado yaryar ka dhig adigoo labada gacmood isticmaalaaya.

Maqli dab dhex dhexaad ah oo inyar oo saliid ah aad kushubtay labada dhinac u shiil.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com