Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Gaanshaale- Sare Mudane Maxamuud Xirsi Faarax Oo HanbaIyo u Diray Meherka Boqorka Axmed Yuusuf Tahar Iyo Boqorada Muna Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Mehrkoodu Maanata Ku Qabsoomay Huteel Maansoor Ee Magaalada Hargaysa

hanbalyo meher wacan

00bS053snsmgaashanle-sare maxamuud xirsi faarax iyo marwadiisa hooyo faadumo liibaan cali dalab , iyo dhamaan caruurtiisa
nabiiha maxamuud xirsi faarax iyo caruurteeda
cabdi fataax maxamuud xirsi faarax iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
c/qaadir maxamuud xirsi iyo caruurtiisa
c/risaaq maxamuud xirsi`iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
c/qani maxamuud xirsi iyo caruurtisa
casha maxamuud xirsi

dhamaan dadkaasi oo kala jooga dalaka gudihiisa iyo dibadiisa waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka  boqorka iyo boqorada  mudane.axmed yuusuf tahariyo muna axmed xaaji cali cadami oo manta mehrkoodu ka qabsoomay huteel maansoor ee magaalada hargaysa  23/8/2013 noqda qoyskii aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo  aamiin

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com