Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Gareth Bale oo gaaray Spain si uu ugu biiro Real Madrid

Bale_1736303a(maantasomaliland):-Xidigii kooxda Tottenham Gareth Bale ayaa lagu soo waramaya in uu gaaray wadanka Spain .

Jariirada AS ee ka soo baxda Spain ayaa warisay in xidiga caalamiga ah ee Weles uu ka dagay magaalada Malaga ka hor inta uusan taxi ugu socdaalin Marbella.

24 jirkaan ayaa lagu wada in uu noqdo xidig ka mid ah kooxda Los Blancos, saacada soo socda.

Tababare Carlo Ancelotti iyo kooxdiisa ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaqaan saxiixa laacibkaan .

Bale ayaa loo badinaya in uu Santiago Bernabeu ku tagay aduun dhan £85milion oo gini.

by abdikan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com