Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxda Bayer Munich oo gaartay guul muhiim ah

munich-ok2-490x305(maantasomaliland):-Kooxda Bayer Munich ayaa gaartay guul muhiim ah xili horyaalka Jarmalka uu maanta 50 jirsaday.

Munich ayaa 2-0 kaga adkaatay kooxda Nurnberg, ciyaar ka dhacday garoonka Allianz-Arena oo ay daawanayeen 71 kun oo qof .

Ribery ayaa goolka hore udhaliyay Bayern daqiiqadii 69 aad ee qeybtii hore ka hor inta uusan daqiiqadii 78 aad ciyaarta 2-0 ka dhigin Arren Robben.

David Alaba ayaa gool kulaad ka qasaariyay Munich.

by abdikan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com